Dhismaha wadada isku xirta Deegaanka Ceel macaan iyo Galgalato oo La bilaabey

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wadadaan oo isku xirta Deegaanka Ceel macaan iyo galgalato ayaa waxaa ka jirtay dhibaatooyin kala duwan oo ay ku qabaan Gaadiidleyda halkaasi isticmaasha

wadadan oo mudo helin wax dayactir ah ayaa waxaa Si isxilqaan ah ku bilaabey dhismaheda Gaadiidleyda iyo Maamulka Deegaanka Ceelmacaan.

Warbixintaan waxa soojeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.