Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada shangaani ee gobolka Banaadir.

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degamada Shangaani oo kaashanayo shacabka degmada ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay qaar kamid ah wadooyinka degmada
Ujeedka ololahan ayaa ah sidii loosoo celinlahaa bilicda degmada.

Gudoomiyaha Dagmada Shangaani ee Maamulka Gobolka Banaadir Aways Camuudi ” ayaa tilmamay ay sii wadayaan howlahan nadaafadeed.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan