Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay duleedka Garoowe

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda SODMA ayaa 1,000 qoys oo danyar ah raashiin ugu qeybisay duleedka magaalada Garoowe waxaana deeqdan bixiyay Xarunta boqor Salmaan ee Sacuudiga iyadoo ay fulisay Hay’adda Tadaamin.

Deeqdan ayaa isgu jirtay Bur Bariis Sokor Saliid iyo Caano.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.