Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in gurmad lala soo gaaro.

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barakacayasha ku nool kaam qaxar ee Magaalada baladweyne ayaa sheegay in aysan haysan adeegyada aas aasiga u ah nolasha Aadanaha sida cafimaadka iyo waxbarshada

qoysaskaan oo ah kuwa ay sameysay abaarta ka jirto dalka ayaa sheegay in aya awoodin waxbarshada caruurtoda isla markaana kaamka ay ka jirto xalad bini adaan nimo.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.