Arday dhammeystay heerka koobaad jaamacada oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
157

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo ay ku qalinjibinayeen dufcadii 7aad ee jaamacada forontiyeer ee magalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa lagu qabtay hoolka tiyaatarka qaranka ee magaalada muqdisho.

Munaasabadan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowlada soomaaliya waalidiin bahda waxbarashada gobolka banaadir iyo marti Sharaf kale oo lagu casuumay munaasabada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.