Kulan looga hadlayay dhismaha golaha deegaanka oo lagu qabtay Xeraale.

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Xaraale ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii loo loo soo dhisi lahaa golaha deegaanka degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug maamulka degmada Xeraale waxgarad iyo ururrada Bulshada Rayidka .
Qaar kamid ah xubnaha ka qeeybgalay kulanka ayaa sheegay in ay ahmiyad weyn uleedahay xeraale helista gole Deegaan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.