Dowladda Soomaaliya oo wada qorshe lagu hubinayo tayada shidaalka la keeno dalka.

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka macdanta iyo batroolka xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxda shirkaddaha dalka keena shidaalka.

Kulankan aya looga hadlayay sidii dalka loo keeni lahaa shidaal nadiif ah islamarkana tayadiisa ay wanaagsantahay si looga hortago dhibaatooyinka ka dhasha shidaalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey