Tababar ku saabsan kobcinta xirfadaha shaqo oo lagu soo gaba gabeeyay Burco.

0
108

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha bulshada iyo Qoyska Gobolka Tog-dheer ayaa magaalada Burco ugu soo xirtay shaqaalaha wasaarada iyo qaar kamid ah ardayda jaamacada Burco tababar ku saabsan kobcinta xirfadaha shaqo iyo hababka ugu wanaagsan ee shaqo raadinta

tababarkan oo socday mudo saddex cisho ah ayaa waxa ka faa’ideystay 38 qof ayaa lagu sii tababaray sidoo kale in aay siigaarsiiyaan bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi