Tababar ku saabsan nidaamka adeega waxbarashada ee Puntland oo laga daah furay Garoowe.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa Magaalada Garoowe ka daah furtay tababar ku saabsan nidaamka adeega waxbarashada ee Puntland.

Tababarkan ayaa sidoo kale lagu baran doona fulinta adeegyada bulshada ee dowladdaha hoose iyo dowlada dhexe, waxana tababarkan ka qeyb galaya xubno ka tirsan golaha deegaanka degmooyinka Puntland iyo xubno matalaya dowladaha hoose.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.