Munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 60 Arday oo lagu qabtay Muqdisho.

0
115

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalaada  Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 60 Arday oo dhameysatay Dugsiga Sare islamarkaana ka aflaxday iskuulka Daarusalam

Waxa ka qeyb kalay munaasabada maamulka iskuulka Daarusalam bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi