shirka wadatashiga waxbarashada heer federaal iyo dowlad goboleedyada oo lagu soo xiray Dhuusamareeb

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Waxbarashada XFS Mudane Faarax sheikh Cabduqaadir ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray Shirka wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya oo mudo 3- cisho ah u socday madax ka kala socday guddigga wadatashiga waxbarashada ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

waxaana gabagabdii shirka laga soo saaray warmurtiyeed aay siwadajir ah ugaareen madaxda wasaaradaha waxbarasho ee dalka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.