Carruur danyar ah oo Baydhabo Loogu qeybiyey dhar loogu talagalay in ay ku Ciidaan

0
113

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inka badan 60 carruur ah oo iskugu jira agoon danyar iyo kuwa baahiyaha gaar ah qaba ayaa Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed waxay u qeybisay dharkii ay ku ciidi lahaayeen.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Fahiimo Cismaan Cumar ayaa shegtay in ay ku dadaali doonto sidii loo Ciidsiin lahay caruurta danyarta ah.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.