degmada Dhoobley oo laga daah-furay mashruuc horumarineed oo ku saabsan ka shaqaynta arimaha nabadda iyo xasiloonida.

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhoobleey ee gobolka Jubdda Hoose ayaa waxaa laga daahfuray mashaariic lagu horumarinayo adeegyada bulshada sida nabada iyo xalinta qilaafaadka waxaana kafaaideysanaya haweeenka dhoobleey.

Mashruucaan ku saabsan kashaqeynta nabada ayaa waxaa iska kaashanayo Hay,adaha Saado iyo Agta kuwaasi oo gacan ka helaya UN.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.