Inkabadan 65 arday oo fursado waxbarasho oo lacag la,aan ah ka helay iskuulka Alpha ee magaalada Baladweyne.

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulka Hoose iyo dhaxe iyo luuqadaha ee Alpha ayaa waxaa uu fursado waxbarasho ooo cusub siiyay in kabadan 63 arday kuwaasi oo iskugu jira Danyar iyo agoon.
Ardeydan lasiiyay fursada waxbarasho ayaa dhigta qeybaha kala duwan ee iskuulka sida hoose iyo dhaxe iyo sidoo kale qeeybta luuqadaha.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.