Xaruumo Caafimaad oo lagu soo kordhiyay deegaanka Carro madow ee degmada faraweyne ee Soomaliland.

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee maamulka Somaliland ayaa Deegaanka Carro Madow ee Degmada Farawayne ka dhagax-dhigay qaybo cusub oo lagu soo Kordhinayo Xarunta Caafimaadka deegaankaasi.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxa goob joog ahaa mas,uuliyiin ka socday wasaarada Caafimaadka maamulka Soomaliland , Maamulka deegaanka Caro Madoow , iyo qaybaha kale ee bulshada deegaanka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.