Arday dhameeysatay qu’aanka kariimka iyo Shareecada islaamka Oo munaasabad loogu qabtay deegaanka Bali-Hiile ee Gobalka Togdheer.

0
131

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Balli Hiile ee Gobolka Togdheer ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday bartay qur’aanka kariimka iyo shareecada islamarkaana ka aflaxday Madarasada Imaamu Jaylaani.

Waxa ka qeyb kalay munaasabada maamulka Madarasada Imaamu Jaylaani bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.