Madasha 4-aad ee shirka garsoorayaasha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay.

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta Magalaada Muqdisho ka furay shirka madashada 4-aad ee garsoorayaasha dalka.

Shirka oo socon doono laba maalin ayaa looga hadli doonaa caqabadaha iyo hormarka garsoorka iyo sidii kor loogu qaadi lahaa tayada garsooreyaasha.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin