Dusgi hoose dhaxe oo laga dhagax dhigay deeganka Geeshaye ee Soomaliland.

0
108

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Saraar Bokor Shide Cali ayaa Deegaanka Geesahaye ka dhagax-dhigay Dugsi hoose dhexe oo aay si isxilqaan ah ku dhisayaan Dhallinyaro ka soo Jeeda Deegaankaasi.

Waxa ka qeyb kalay dhagax dhiga xilibaano katirsan golaha deegaanka degmada Ceynaba Odoyaasha deegaanka Geesahaye Haween iyo Dhalinyaro.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.