Ololaha cagaarinta guri Iyo geed oo laga daah furay magaalada Qardho.

0
131

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Qardho ayaa Degmadaasi ka Daah-furaay olalaha Cagareenta Magaalada kaasi loogu magac-daray Guri iyo Geed.

Ololahaan ayaa ah wajigiisa koowaad oo laga hirgeliyo degmada Qardho waxa lagu beeri doonaa inkabadan labo kun geed kuwaas oo lagu qurxin doonaa wadooyiinka magaalada iyo guud ahaan deegaanka.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.