Maamulka gobolka Banaadir oo daahfuray Ololaha bilic soo celinta caasimadda.

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray ololaha bilic soo celinta iyo Nadaafada magaalada Muqdisho kaas oo ay si wadajir ah ugu qeyb galeen maamulka Gobolka Banaadir, Howl wadeenada Dowladda Hoose ee Xamar Shirkadda Nadafada ifi iyo Maamulada Degmooyinka.

Ujeedka Ololahan ayaa ah in lagu soo celiyo bilicda magaalada Gaar ahaan goobaha lagu qabanayo xuska maalmaha Xorriyadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim