Wasaarada Maaliyada Soomaliland oo xariga ka jartay xafiiska waaxda canshuuraha.

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland sacad cali shire ayaa xariga ka jarey xafiiska xiriirka cashuur bixiyaha iyo wasaarada Maaliyada Somaliland.

Xafiiskan xariga laga jaray ayaa qaban doona in cashuur bixiyaasha looga yeero ama looga diro xogaha canshuuraha lagu wargiliyo canshuurbiyaasha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.