Dooda ku saabsan horumarinta xaquuqda haweenka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay Dood ku saabsan hormarinta xuquuqda dumarka waxaana soo qaban qaabiyey dooda ururka saxafiyiinta jubbaland oo kaashanaya hay’adda SWSC.

Waxa ka qeyb kalay dooda agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta jubbaland Miski Yuusuf Cali xoghaya guud ururka suxufiyiinta Jubbaland Cabdulaahi Cabdiraxmaan Maxamed qaar kamid saxafiyiinta ka howlgala magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi