Arday baratay cilmiga Computer oo munaasabad loogu qabtay Luuq.

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada luuq ee Gobolka Gedo ayaa lagu qabtay munaasabad ay kuqalnjabinayeen arday baratay computerka islamarkaana ka aflaxday Macadka Bismo professional collage.

Waxa ka qeyb kalay munaasabada maamulka Macadka Bismo professional collage bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.