Diyaar garowga ciidul Adxa oo laga dareemayo suuqyada xoolaha Baladweyne.

0
74

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee loogu jiro dabal dega munaasabadda ciidul Adxa oo muddo kooban ay naga xigto.

Goobaha ugu badan ee laga dareemayo diyaar garowga ayaa waxaa ka mid ah suuqyada lagu iibiyo xoolaha maadaam inta badan ciidan dadka ay gowracan xoolaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.