Culumada Soomaaliyeed iyo markazu Dacwa oo fadhigoodu yahay dalka Pakistan oo heshiis ku kala saxiixday Magaalada Muqdisho.

0
76

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Golaha sare ee Culumada Soomaaliyeed iyo markazu Dacwo Islaami oo fadhigoodu yahay dalka Pakistan ayaa magaalaa Muqdisho ku kula saxiixday heshiis lagu kobcinayo barashada Diinta Islaamka, dhismayaasha Masaajida, iyo madarasooyinka lagu barto Qur’aanka Kariimka.

Waxa ka qeyb kalay madasha lagu saxiixayey heshiiska gudoomiyaha golaha sare ee Culumada Soomaaliyeed sheikh Aadan Macallin Sugoow sheikh Caamir Aasif Iqbaal oo wakiil ka ah markazu Dacwo Islaami iyo qaar kamid ah Culumada Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Maxamad Yuusuf Cabdulaahi