Kitaabo loo qeybiyay ardey ku nool Magaalada Badhan.

0
60

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada diinta iyo Aw-qaafta Soomaliland  ayaa kutub diiniya gaarsiisay Ardayda madaarista Magaalada Baran

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumo waldiiin iyo ardayada wax ka barto madarsada baran

 

Warkan waxaa inoo haya  Xaawo Aadan Xuseen