Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas danyar ah oo ku nool duleedka Magaalada Burco.

0
84

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Iwaada oo ka shaqaysa arrimaha Samafalka ayaa Deeq biyo ah gaarsiisay dadka Dan yarta ah ee ku nool kaamamka ku yaal duleedka Magaalada Burco.

Dadkan lagaarisiyay biyaha ayaa ah kuwii kusoo xoola beelay abaarta kajirta dalka waxaana ay la daaladhacayeen baahiyo kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya  Cumar Yuusuf Aadan