In kabadan 100 arday oo ka qalinjibisay dugsiga sare ee Nugaal

0
199

Magaalada Garowe ayaa lagu qabtay munaasabadan oo ay ku qalinjibinayeen in ka badan 100 arday kuwasi oo dhameystay fasalka 12-aad ee dugsiga Nugaal.

Waxaa madasha qalinjibinta goob ahaa maamulka degmada Garowe xildhibaano bahda

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.