Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada gaalkacyo ee Xaruta gobolka Mudug ayaa waxaa laga daahfuray mashruuc lagu horumarinayo waxbarashada Caruurta.
Mahruucaan ayaa lajaanqaadaya waxbarashada heerkeedu sareeyo ee wadamada horumaray.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan
Audio Player