Barakacayaal ku nool Beydhabo oo loo qeeybiyay deeq Raashiin ah.

0
77

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ku dhawaad 1000 qoys oo degan Kaamamka Magaalada Baydhabo ayaa loo qeybi deeq rashiin ah waxaana  soo gaarsiiyey Wasiir Kuxigeenka Wasaarada  Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Xukumada Soomaaliya.

Qoysaskaan oo ka soo barakacay Abaarihii ka jirey dalka ayaa loo qeybiyey Bariis , Timir ,  iyo Saliid iygoo baahi weyn u qabay deeqdaan la soo garsiiyay.

Warbixintaan waxa soojeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.