Munaasabad iskugu jira ilaalinta dhaqanka iyo dabaal dega ciida oo lagu qabtay Hargeysa.

0
161

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay hiddaha iyo dhaqanka, Ilaalinta dhaqanka, anshaxa si meesha looga saaro wax kasta oo dhibaato ku keeni kaara garaadka caruurta.

Munaasabaddan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Daladda Ansaaru Dacwa, waxana ka qeyb galay waalidiin, maamulka Ansaaru Dacwa, ardey iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.