Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ku dhawaad 200 qoys oo ku nool Magaalada jowhar ayaa loo qeybi deeq hilib ah ah waxnaa soo gaarsiiyey Maamulka Dugsiga Daryeel agoon ee Magaalada Jowhar
Qoysaskaan oo u badan agoon iyo danyar ayaa helay deeqdii hibilka ahed ee logu tala galay.
Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen