Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo bilaabay ineey bartaan xirfadda gacanta si noloshooda uga maareeyaan.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxamed Cabdi Aadan oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ee Xaruunta gobalka Hiiraan ayaa isku xilqaamay inuu baro dhalinyarada shaqa la’aanta ah Xirfada farsamada gacanta.

Waxyaabaha uu baro dhalinyaradan ayaa waxa kamid ah cilad bixinta moobeelada, Saacadaha , Qasaaladaha iyo waxyaabo kale.

Warbixintan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey.