Waddo laami ah oo laga dhagax dhigay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

0
173

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Duqa Magaalada Boosaaso Xasan Cabdalla Xasan ayaa magaaladaasi ka dhagax dhigay dhismaha waddada Ogaas Yaasiin taasi oo isku xerta Dugsiga sare ee Najax iyo laamiga weyn ee Boosaaso

Waddadan ayaa dhirkeedu yahay 400 mitir waxaana dhisaya dowlada hoose ee magaalada Boosaaso.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi