In kabadan 40 arday oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Mustaqiim ee Baladweyne.

0
123

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 40 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka Al-mustaqiim oo ku yaallo xaafada Buundweyn ee magalada Baladweyne

Ardayda helay fursadaha waxbarsho ayaa ahaay kuwo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen