Dhul daaqsimeed laga hirgeliyay duleedka Burco

0
144

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Somaliland iyo Maamulka Gobolka Togdheer ay duleedka magaalada Burco ka daah-furay dhul daaqsimeed loogu tala galay xoolaha taasi oo aay maamusho wasaaradda deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Gobolka Togdheer.

Dhul daaqsimeedkan ayaa lagu wareejiyay darbi silig ah si xoolaha gobolkaasi loo daajiyo xiliyada abaaraha ay dhacaan

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi