Tababar ku saabsan maareynta khataraha oo saxafiyiin looga furay Garowe.

0
111

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP ayaa tababar ugu daahfurtay magaalada Garoowe 15 Weriye oo ka howl gala xarumaha warbaahineed ee kuyaala magaalada.

Tababarkan oo soco doona saddex maalin ayaa waxa wariyaasha lagu bari doona sida loo tabiyo warbixinada maareeynta qatarta masiibooyinka

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.