In ka badan 330 ardey oo ka qalin jabisay iskuulka Safa ee magaalada Baladweyne.

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Beladweyn ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in kabadan 336 Arday oo dhameysatay Dugsiga dhexe iyo qeybta luqadaha iskuulka safa ee magalada baladweyne

Waxa ka qeyb galay munaasabadda maamulka iskuulka Safa, bahda waxbarashada , waalidiin , dhaqatiir iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.