Barnaamijka Tubta Nabadda ee Radio Beerlula qeybta 347-aad

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamijka Tubta Nabadda  qeybta 347-aad oo ku saabsan doorka shaybaarka lagu baaro raadadka iyo dheecaanada dadka lagu tuhunsan yahay xadgudubo galmo uu ka ciyaari karo in si wax ku ool ah wax looga qabto, loolana dagaalamo rabshadaha galmada la xariira ee bulshada