Webiga shabeelle oo ku fatahay qeybo kamid ah Degmada Walaweyn.

0
91

Baladweyne ( Radio Beerlula )Degmada Walaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose iyo deegannada hoos taga ayaa waxaa ku fatahay daadad ka soo rogmaday Webiga shabeelle kuwaasoo harqiyay xaafaddaha degmada.

Dadaadkan ka soo rogmaday webiga shabeelle ayaa sidoo kale sameyn ku yeeshay dhul beereed ku yaalla deegannada ku teedsan webiga shabeelle ee degmada Walaweyn.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.