Duruufo dhanka nolosha oo ka jira deegaanka ceeldibir ee gobolka Mudug.

0
158

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Ceeldibir oo ka tirsan gobolka Mudug ee maamulka Galmudug iyo deegaanada ku xeeran ayaa waxaa ka jirta dhibaatooyin dhanka Nolosha ah taasoo ka dhalatay abaaraha ka jira deegaanka iyo isbadalka Cimilada.

Dadka deegaanka Ceeldibir iyo deegcanada ku xeeran oo u badnaa xoolo dhaqato ayaa xoolahoodii ku waayay abaaraha ka jira dalka waxana inta badan dadkii ku noolaa deegaanada hoosyimaada Ceeldibir ay isaga barakaceen deegaanka.

Warbixintaan waxa soojedinaya Aadan Cabdi Axmed.