Laamaha amniga magaalada Luuq ee gobolka Gedo oo gacanta ku dhigay waxyabaha maanka dooriya.

0
153

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Howlgalkan oo ay sameeyeen Ciidanka Booliska degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa ahaa mid lagula dagaalamayay waxyaabaha maanka dooriya oo kusoo batay maalmahii danbe degmada luuq.

Intii uu howlgalka socday ayaa Ciidamada Booliska waxa ay qabteen waxyaabaha maanka dooriya sida Qamriga iyo Xashiiska iyagoona goob fagaare ah ku gubay maandooriyihii ay soo qabteen.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.