Dhismaha wado laami ah oo laga bilaabay degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

0
159

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mas’uuliyiinta dowlada hoose ee Magaalada Ceerigaabo ayaa magaaladaasi ka bilaabay shaqada Waddo 3KM oo laami ah islamarkaana laga hirgalinaayo gudaha xaafadaha aay ka goobantahay magaalada.

Waxa ka qeyb kalay munaasabada lagu daahfurayey dhismaha wadada Mas’uuliyiinta dowlada hoose ee Magaalada Ceerigaabo iyo qaar kamid ah bulshada magaalada Ceerigaabo.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.