Xarun waxbarasho oo laga dhagax dhigay Geesahaye ee Gobolka Saraar.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka horumarinta deegaanka ee Talo iyo Tawfiiq ayaa magaalada Geesahaye ee Gobolka Saraar ka dhagax dhigay Markis Waxbarasho kaasi oo wax lagu bari doono ardayda Degmada.

Munaasabada dhagax dhiga  ayaa waxa goob joog ahaa Gudiga  Ururka Talo iyo Tawfiiq , Odayaal dhaqameed , Haween, Caruur iyo qaybaha kale ee bulshada deegaanka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.