Xog ururin ku saabsan duruufaha heysta dadka baahiyaha gaarka qaba ee gobolka Banaadir oo la soo bandhigay.

0
210

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey xog uruurinta naafada gobolka Banaadir

Ujeedada munaasabadan ayaa eheed helida xog kusaabsan tirada naafada ee kunool gobolka Banaadir ogaanshaha xaaladahooda kala duwan iyo waxa aay ubaahan yihiin si looga jawaabo baahiyaha aay qabaan dadka Naafada ah

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.