Guddiga gacanta ku haya dhismaha masaajidka Cadakibir ee Galgaduud oo codsaday in lagala qeyb qaato dhismahaasi.

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhismaha masjid jaamaca deegaanka Cadakibir ee gobolka Galgaduud oo socday mudo halsano ayaa waxaa soo wajahay dhaqaale yari iyadoo uu dhismaha masjidka uu marayo qeeybaha shubka kore.

Injineer Cali Aadan Jimcaale oo kamid ah howl wadeenada dhisaya masjidka ayaa kawar bixiyey marxalada uu marayo dhismaha masjidka.

Warbixintan waxa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi