Xildhibannada golaha deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud oo la doortay.

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda arrimaha gudaha , federaalka iyo dib u heshisiinta Galmudug ayaa Magaalada Xeraale ee gobolka Galgaduud ku soo gaba gabeysay doorashada 21-ka xubnood ee golaha deegaanka degmada Xeraale.

Doorashadan oo codadkooda ay dhiibteen ergo laga soo xulay qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug, saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka, waxgarad, haween iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxa inoo haya Maxamed  Cabdi Saneey