Dhul daaqsimeed loogu talo galay xoolaha oo laga daah furay gobolka Daadmareer ee Somaliland.

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Somaliland ayaa deegannada Ceelgoroyod iyo Boleey ee gobolka Daadmareer ka daah furtay dhul daaqsimeed loogu tala galay inay daaqan xoolaha xiliyada abaaraha dhacan.

Dhul daaqsimeedkan ayaa lagu wareejiyay darbi Silig ah si xoolaha gobolkaasi u daaqan.

Warbixintan waxa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen