Maamulka Hirshabeelle iyo hay’addaha qaramada midoobay oo ku shiray Jowhar oo ka wada hadlay caawinta dadka fatahaadu sameeyeen.

0
108

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Cali Cabdulaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo xubno ka tirsan hay’addaha qaramada midoobay oo kulan ku yeeshay Magaalada Jowhar ayaa ka wada hadlay sidii loo caawin lahaa dadka fataahadu sameeyeen ee ku nool deegannada Hirshabelle.

Shirka ayaa waxa ka qeyb kalay qaar kamid ah wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabeelle.

Warboixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.