Tababar ku saabsan hogaaminta oo haween looga furay magaalada Muqdisho.

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka XFS ayaa magaalada Muqdisho tababar uga furtay haween loo tababarayo hogaaminta Haweenka Soomaaliyeed.

Tababarka ayaa ku saabsan mudnaanta isku xirka iyo is dhexgalka Bulshada waxaana furitaanka goobjoog ahaa Xildhibaano katirsan BFS haween matalayay dowladgoboleedyada dalka iyo xubno matalayay ururada udooda xuquuqda dumarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan